Hadaadan ka helin Alaabta waad no so celinkarta si lacgtaada uhesho wa inaaad shurucda u yaala website-ka iyo company-ga raacda fadlan qodabadan hoos ku xusi doono raac adigo mahadsan.
- Wa inaad nala soo xirirta inta adan waxkale ku dhaqaaqin.
- Wa inaad 15days gudahood markii alabta lagu keenay kuso celisa markaad nala sp xirirto kedib.
- Wa inaad alabta eesan yeelan wax cilad ah tusale; wasaq, jabniin, garafo iyo wax lamid ah.
KiKi lacgatada si degdeg ah aya ku heleysaa hadii aad shurudahaas fuliso.