Delle Ali Promoting Illuminatic Staff š ...
- Hassan Yussuf
- Aug 17, 2018
- 1 min read
Updated: Aug 19, 2018

Waxa Social Media heestay 2-dii maalin u dambeyse xujo uu sameeye Lacibka nadiga Tottenhum iyo xulka 3 Lions. xujadan uu sameeye Alli ayey aheyd kedib markii uu goalkiisi ugu horeeyey ee xili ciyaredkaan uu dhaliyey nadigisa kuwaas oo kaga badiyey Nadiga NewCastleĀ 2-1.
Delle ali aya kujira laacibinta ugu cad cad Instagram kaas oo page kiisa hada kahor soo dhigay isagoo promote garenaya Illuminati, tani waa tii u dambeyse isago markasta promote-gareya oo isku daya inu ka xado jiilka so kacaya maskaxdooda.
Alli oo kujiray lacibinta mudada dhaw ku biiray Illuminati, aya hada bilaaway inuu Social Media-hiisa ku promote gareeyo dadka cabuda Sheydaanka oo la baxay Illuminati. Alli ma ahan lacibka keliya oo ka dhex muuqda Illuminati, sameyn weyn aye kuyeshen kubada cagta mudadi ugu dambeyse waxaana jira lacabin badan oo kamid ah an halkaan kuso koobi karin lkn wax isku dayaynaa in barnaamij kale aan kaga hadli doona isagoo faahfaahsan waxey yihin dadkaan sheydaanka caabuda Illuminati iyo shaqadooda iyo welipo dadka caanka ah oo kujira.
Comments