BREAKING NEWS!! Messi oo diiday inuu Matalo xulkiisa Argentina iyadoona aad looga CABSI qabo..
- Hassan Yussuf
- Aug 15, 2018
- 1 min read
Lionel Messi ayaa usheegay xulka Argentina inusan mar labaad u ciyaareyn sanadkaan iyadoona aad looga cabsi qabo inuu iska casilo Ciyaaraha Caalamiga ah.

Comments