top of page
Search

Luke Shaw Said Paul Pogba Is The Best Player In Premier League Now...

  • Writer: Hassan Yussuf
    Hassan Yussuf
  • Aug 17, 2018
  • 1 min read

Difaaca garabka bidix ee kooxda Manchester United iyo xulka qaranka England Luke Shaw ayaa wuxuu si weyn u amaanay saaxiibkiis Red devils Paul Pogba, wuxuuna ku tilmaamay inuu ka mid yahay xidigaha ugu fiican xiligan horyaalka Premier League.

Luke Shaw ayaa wareysi uu maanta bixiyay wuxuu kaga hadlay saaxiibkiis Pogba wuxuuna yidhi: “Paul Pogba wuxuu ku soo laabtay kooxda Manchester United, kahor 4 maalmood kulanka Leicester City ee horyaalka Premier League”.


Sidoo kale... 

“Pogba wuxuu kulanka kaga soo muuqday sida ugu fiican, wuxuuna kooxda  Manchester United kaga caawiyay inay guul gaadho gool muhiim ah”.

Shaw ayaa sidoo kale sheegay: “Laacibka reer France ayaa wuxuu hadalka guntiisa ahaa hogaamiye dhab ah kulankii Leicester City ee horyaalka Premier League, sidoo kale qolka labiska, waa ciyaaryahan aad u cajiib u ah, waa hubaal in qof walba uu ka war qabo saameynta uu leeyahay, gaar ahaan Koobka Adduunka.

 
 
 

Commentaires


Subscribe

Stay up to date

CONTACT

Mogdisho, Banadir Somalia

  • facebook
  • twitter
  • instagram

Your details were sent successfully!

+60172361167

  • facebook
  • twitter
  • instagram

©2018 by Ciyaraha Manta.Proudly Created By Pato

bottom of page