top of page
Search

Why Unai Emery Didn't Shake Maurizo Sarri's Hand 🤝❌ ??

  • Writer: Hassan Yussuf
    Hassan Yussuf
  • Aug 19, 2018
  • 1 min read

Chelsea ayaa xalay ka adkaatay dariskeeda Arsenal ciyaar la iska dhaliyay 5-gool.


Qeybtii hore ayaa lagu kala nastay 2-2 balse Blues ayaa la timid goolka guusha dhammaadka ciyaarta kaddib markii uu Alonso dhammeystiray kubbad uu ka soo shaqeeyay Eden Hazard.


Tababaraha Gunners Unai Emery ayaan gacan qaadin macallinka Chelsea Sarri ciyaarta kaddib.


Mar la waydiiyay Sababta uu u gacan qaadi waayay ayuu macallinkii hore ee PSG ku jawaabay:


“Waxaan ku sugayay Qolka dharbadelashada si aan u gacan qaado.”.


Tababaraha Cusub ee Gunners ayaa guul darrooyin la wada kulamay labadiisii kulan ee ugu horreeyay Premier League laakiin wuxuu ku adkesanayaa inay fiicnaayeen oo ay goolal badan ka dhalin kareen Chelsea inkastuu qiray in dhanka Daafaca ay ka biyo daynayeen.


 
 
 

Comments


Subscribe

Stay up to date

CONTACT

Mogdisho, Banadir Somalia

  • facebook
  • twitter
  • instagram

Your details were sent successfully!

+60172361167

  • facebook
  • twitter
  • instagram

©2018 by Ciyaraha Manta.Proudly Created By Pato

bottom of page